Kulankii Baarlamanka Somalia ee maanta oo u baaqdy sabab yaab leh

Kulan xildhibaannada Baarlamaanka Somalia ay maanta ku yeelan lahaayeen magaalada Muqdisho ayaa kooram la’aan u baaqday, kadib markii ay soo xaadireen 128 Xildhibaan oo kaliya, iyadoo loo baahnaa 139 xildhibaan oo kale si uu u furmo. Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa ku dhawaaqay in kulanka uu baaqday kadib markii uu kooramkii loo baahnaa buuxsami … Continue reading Kulankii Baarlamanka Somalia ee maanta oo u baaqdy sabab yaab leh